Uploaded by Reachme prane3th

smart money concept written by Alfa makaveli edited edited 2

advertisement
SMART MONEY CONCEPT (SMC)
ASC walalayaal magacaygu wa Abdullahi jama oo
ku magac dheer Alfa makaveli ah ne Qoraaga
book gan. oon ka Qoray stragety ga (SMC)
intaan ku Trade garaynayay. anigo kuso koobaya
inta muhiimka ah!
MARKET STRUCTURE
Fahanka market structure ka waa Furaha
strategy walbo ood ku trade Garaynaysid. Hadi
aad aqoon waxa uu market structure ka
yahayene aad bay kugu adkanaysa
inaad heshid jihada suuqa?
Marki uu suuqa Bullish ama Bearish ka yahay
High time frame ka sida Dialy ga iyo Weekly ga
waxan ogaanay jihada Guud e suuqa. mararka
Qaarne Daily pullback iyo weekly pullback intad
aragtid ba waxa laga yabaya inaad lower time
frame imaadid ood ku
Download