WAA MAXAY XISAABIN (accounting) Xisaabintu : waaa nidaamka loo cadeeyo , loona diwan galiyo dhacado dhaqaaledka lagulana xaiiro dadka isticmaalo. Markii ugu horeysey waxaa soo shaacbixiyeye madada xisaabinta ninla oran jiray Luca Pacioli waa nin u dhashey dalka itaaliyaan oo ku taqusasay dhanka xisaaabadka