Uploaded by C/raxman C/rizaaq

Miisaanka Maanaad1

advertisement
Miisaanka Maanaada
1- Godka mooyaha
TR
Meeriska mooyaha
Tusmooyinka jaanta
1
Mooyaha
Magicii
Mooyaan
Tibahana
2
11
11 2
2
2
11 11
2
3
4
Habdhaca mooyaha : hoobeey
Dhererka : 4 shaqal
Jaanta : 2 2
Adakaa
112
Adakaa
112
Ba birbaa 112
Ma bidaar 112
Odaybaa 112
Dumar dhibe
Ragga dhaye
Dhimanaye
Soo dhac
1111
1111
1111
211
Bilaneey
Beryahaa
Bedenkaa
Ku taboo
Beerkiyo
Bogganaad
Barkatee
Iga bii
Baxarkaa
Geyigani
Goob khayr
Gaar u hel
Guullena
Gebigeen
Guudkiis
Noo gogol
Godka guuguulaha
Tr
Meeriska guuguulaha
Tusmooyinka jaanta
1
2
Guuguule
Geelii dhal
Gabadh doono
Guri raadso
2 2
2 2
11 2
11 2
3
4
1
1
1
1
Habdhaca mooyaha : hoobeeya
Dhererka : 5 shaqal
Jaanta : 2 2 1
Geed baa hadh 221
Gelin meersan 1121
La geddooma 1121
Gudin baa af 1121
Laan geesa
221
Oon guurin 221
Meel gaaban 221
kuu goysa 221 DH
Gebi laalan
Geri laacay
Galbayoo naf
Is galaafay
Awr guuxay
Kaga gooji
Gool naaxay
Shir la geeyay
Gole xeer leh
Guddi joogta
Gadh caddaadi
Oday guuna
Ma guhaadsho
Good waa mas
Guluf waa col
Arrin waa gal
Samo waa gud
Gefna waa mid
Guri waa dhis
Geel waa dhaq
Geyigeennu
Goob khayrle
Kama guuro
Guullaana
Gebigeenba
Guudkiisa
Gogosheenna
Gibil saaray
Godka maqasha
TR
Meeriska maqasha
Tusmooyinka jaanta
Yaa ii warranay
Ku aroorayaan
Ereyada duxdiyo
2
2
11
11
1
2
3
4
2 1
11 1
2 1
11 1
2
2
2
11
Habdhaca maqasha : hoobeehobeey
Dhererka : 7 shaqal
Jaanta : 2 2 1 2
Gabayahaw I maqal
Madaxyahaw rimmani
Jiiftada madiix
Masafooy gadood
Maaxyahay ha gudhin
1111111
1111111
21112
11212
211111
Inta uu mudduci
Madal wayne yimi
Wax kastuu marsado
Marlay kiisa qabo
Oo madacalii
Maansha alleee
Garta madax ka yahay
Garta madax ka yahay
Ka markhaati yahay
Sharcigana metelo
Qoys baa la yidhi
Wu qadhaaban jiray
Qayb wadaag ahaa
Beri qadafka iyo
Quudhsigu yaraa
22111 dh
112111
11212
1111111
21112
Qoonsimaadna jirin
Qori tuurka iyo
Qoondaysigii
Qaadaa ma dhereg
Noqde laba qabiil
Oon qira heshiin
Daan iyo qadhiidh
Qoon aan is bixin
Waxan ahay abwaan
Waxa aan unkaa
Ereyada duxdiyo
Iidaanka lee
Afka hooyo iyo
Dhaqankii awaw
Ku aroorayaan
Waxan ahay afmaal
Loo oomanyoo
Waxa aan aslaa
Sawraca abkiyo
Udubkiyo dhigtiyo
Hiddihii ayeey
Geyigeennu waa
goob khayr lehoo
kama guurayoo
guullaa na dhigay
gebigeenanboo
gibishiisanay
gogosheenu taal
Godka Caddaloolka
TR
Meeriska caddaloolka
Tusmooyinka jaanta
1
Dameer xiisaanka
Maroodi cadhoole
Hiddaha bulshadeena
Curadka dhaxalkani leh
1 2
1 11
1 11
1 11
2
3
4
2 2 1
11 2 1
11 2 1
11 11 1
Habdhaca caddaloolka : hobeeyahobeeya
Dhererka : 8 shaqal
Jaanta : 1 2 2 2 1
Haygaysi ma toostay
121121
Harqoodka ma diidday 121121
Hoggaanka ma tuurtay 121121
Hidday u lahayde
121121
Inaanay humaagga
Hadoodilan yeelin
Hubaal ma caddaysay
Allaylehe waa hog
Shax aan la hilmaamin
Malaa hugur tiisa
Waxaabu u haystay
Inaan hayal toosan
Harraati aqoone
Maskii hilqadaale
Ma soo hardaf booday
Gu’ caana barwaaqo
Bishoo candha qoysa
Intuu cirku hooray
Jidhaamiyo ceelal
Xareeddu carfayso
Dhulkoo cosob fuulay
Cagaarkiyo doogga
Dhirtoo curub tuurtay
Caleen iyo laamo
Haween lulay ciirta
Anoo cunugoo yar
Mar aan caddaloolka
Xusuus galay caawa
Ciyaar dhaqameedda
Carruurtu ku heestu
Maroodi cadhoole
Haddii col la sheego
Cadaadda ku mere
Hashii cosob waa tan
Caroogga saboolka 121121
Adduunka ku ciillan 121121
Anaa cudha haysta 121121
Anaa cabdilaahi
121121
Wargays u ah caydha 121121
Caloosha danlayda
Anaa cabbiraaya
Anaa carrabkayga
Xammaalku cabbaayo
U diiday cirwayne
Inaan ku casuumo
Gafuur cadho yeelki
Intaan cosob raaco
Wallee isma caayo
Negoow geyigeenna
Kollay gallad khayr leh
Rabbaa kugu gaadhay
Dadkana gogoshiisa
Ku wadhay gibishaada
Godka Mullaaxda
TR
Meeriska mullaaxda
Tusmooyinka jaanta
1
Naa laago naa laago
Oon weli la diiran
Iyo kala qubnaanta
Ina cali la diley qir
2
2
11
11
2
3
4
2
11
11
11
1 2 1
1 2 1
1 2 1
1 11 1
Habdhaca mullaaxda : hoobeehobeeya
Dhererka : 8 shaqal
Jaanta : 2 2 1 2 1
Qaaflayda maanso
22121
Geeddiga qorshaysan 211121
Bisinkaan ku qaaray 112121
Qaabaynta weedha 22121
Iyo qodob abbaar leh
Qurux baan u yeelay
U qudhqudhi araarta
Sida qare la shiiday
Qalanbaawi luuqda
Kuma ihi qusuuse
Balse qiilka jooga
Qabyo muuqanaysa
Qalad aan arkaayo
Qarin maayo booge
Qalay oo tilmaamay
Waa curub abaadday
Waa laan cusayba
Oo caaro fuushay
Curdin weeye qadhay
Waa cudur jidh yeeshay
Waa baahi cagale
Waa ciil dadwayne
Cunug laga sameeyay
Caynkuu u eegyay
Carrab laguma kobo
Waa caato miiqan
Oo caday ka dhuuban
Waa ciirsilaawe
Waa kabacaseeye
22121
211121
22121
211121
Geyigeennu waa neg
Goog khayr leh oo san
Guulluhu na dhigaye
Gebigeenna oo dhan
Guudkiisan baynu
Gogosheena oo dhan
Gibishiisa taalle
TR
Meeriska jiiftada
Tusmooyinka jaanta
1
Suulkaa-ba gaadhee
Saaxiib- ma nabad baa
Waan kula- socdaa garo
Sida canab-ka beeraha
Ubuxuna -tin iyo cidhib
2 2 (1)
2 2 (1)
2 11 ( 1 )
11 11 ( 1 )
11 11 ( 1 )
2
3
4
5
2 2
11 2
2 11
2 11
11 11
Habdhaca mullaaxda : hoobeeyahoobeey
Dhererka : 9 shaqal
Jaanta : 2 2 1 2 2
TR
Meeriska jiiftada
Tusmooyinka habdhaca
1
Jeegaanta dhalatee
Cirka lagu dhex roorshee
Dayaxoo dhammaysoo
Dhulka dacal ku haystiyo
Qorraxdoo dhacaysoo
Dhigaynaysa baallaha
Midba dhool ku mudataay
2
11
11
11
11
11
11
2
3
4
5
6
7
2
11
2
11
2
2
2
Hablo weerar geli kara
Hablo geesi dili kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Gobanimana hanan kara
Garashana iskaga mida
Geeskeenna mooyee
( 1 ) 11 2
( 1) 2 2
( 1) 2 2
( 1 ) 2 11
( 1) 2 2
( 1 ) 2 11
( 1 ) 11 2
11211111
11211111
11111211
111111111
111111111
111111111
22122
Geyi kale ma joogaan
1111122
Dhudi kubab dhammaysleey
Dhabeel gaari dhaqasho leh
Intaad dumarka dheertahay
Dhulka aad ku ababtiuo
Dhaqan hooyo weeyaan
Dalsankii wiriiroo
Xilliguu ku di’i jiray
Danbarsamuhu ku onkoday
Darantuna ugbaad tahay
Oo ramadku dayr dhalay
Weligeed adduunyada 1121211
Wakhtigaa qof saacida 1121211
Ninna waayahaa xidha 1121211
Labadaasi waxan hayn 1121112
Horaa looga waayoo
122122
Waa nin iyo waagii
211122
Maansooy nin kugu dood
Ninna maalin kugu duul
Ninna belada kugu dayer
Ninna doogta kugu kici
Ninna dookha caashaqa
Kaa dhigay def loo tumo
Geyigeennu waa negi
Goob khayr leh oo wacan
Kama guurayee hooy
Guullaa na dhigayooo
Guudkiisan bay nolo
Gogoshiisu ii taal
Godka baarcaddaha
TR
meeriska Baarcaddaha
Tusmooyinka jaanta
1
2
Hiddiidiiyooy hiddii
Ciduun baan heli lahaa
Dundumo waan kula hadlaa
Hoheey boholaha xargagan
Ka baqo boholaha nabsiga
(1 )
(1 )
(1 )
(1)
(1 )
3
4
5
2
2
11
2
11
2 2 ( 1) 2
2 11 ( 1 ) 2
2 11 ( 1 ) 2
11 11 (1 ) 11
11 11 ( 1 ) 11
Habdhaca Baarcaddaha/ saar : Hobeeyahobeeyhobeey
Dhererka : 10 shaqal
Jaanta : 1 2 2 2 1 2
Hiddiidiiyooy hiddii
122212
Habluhu gaagaabanaa
1112212
Ma galabbay wada dhasheen 11121112
Ma gudin baa lagu sar jaray 111221111
Tixdaa maanta an wadaa
Wa waydiin iyo warcelin
Ayaan waayaha ka mida
Waraabe iyo wanbaa
Is waydaarsaday su’aal
Wankiibaa yidhi waryaa
Adduunkii waasacyoo
Walaalawday afrikoo
Waswaaskii ima hayoo
Wanaag baan kuu waddacay
Waraabow maalin wacan
Nin hadduu geesi yahay
Asee loo sheegto garab
Inuu goob xaadho iyo
Guntigu saw lama gudbana
1122112
1222111
1222111
111211111
Ga’dii kale waxan lahaa
Hadday naag gaari tahay
Iyada oo joogta guri
Geyaankii soo galaa
Ganbadhkay qaadatiyo
Had-hadlkay gaabsataa
Markaa saw lama gudbana
Afkaa aan ku hadalniyo
Nahhaankeenniyo hubqaad
Hagaag bay noo bartaye
Hooyadu waa lama huraan
Inaga oon haybad qabin
Hal beeso aan suubsan karin
Habaaskay naga huftee
Hooyadu waa lama huraan
Gunbaa haan laga unkaa
Duq baa geel loo tumaa
Gaw baan ka aqaan durbaan
Waxaa geed lala tagaa
Gankaad tahay eray la’da a
Gefkana bashar baad u tee
Haddaad ka garawdo qalad
Gobbay caadadeeda tahay
Hadduu geyigeennu yahay
Goob khayrloo negi ku sugan
Rabbaa taa nagu galladay
Annana kama guuraynee
Allaa gogosheenna dhigay
Dushiyo gibilkiisan bilan
Godka haanta
Habdhaca mullaaxda : Hoobeeyahoobeeya
Dhererka : 10 shaqal
Jaanta : 2 2 1 2 2 1
TR
meeriska Haanta
Tusmooyinka jaanta
1
Naa baayo beesheenu
Oo gabadh yar loo geeyay
Yaan bilistu ii shirine
Godadluhu garaad malehe
Baranbaradu kugu xayane
2
2
2
11
11
2
3
4
5
2
(1) 2 2
1
11
1 2 2
1
11
1 2 11 1
11
1 2 11 1
11 1 11 11 1
Haanyahay sidii godadle 21112111
Godadlaha garaad faarax 11111221
Oo gabadh yar loo hooyay 2111221
Waa maxay is girin girintu 211111111
Waa maxay is gaballixintu 211111111
Waa maxay geddiyo xeeshu 21111121
Subax dhalatay caadkeeda
Ha ka bogan wax saarkeeda
Adiguba same maanta
Berritona sar goo heedhe
Noloshaba inaad saafto
Qaabayso saabkeeda
Waxaan suura gelin maaha
Garashiyo sugnaan hoyso
Falka sami ha kuu raaco
Mana jiro sed kaa baaqday
Sirta noloshu taas weeye
Naayaa dhucdhuco dhabar yar
Waa layna dhibayaaye
Oday dhagar qabaa yimiye
Waagii dharaarawye
Geelii dhabbada qaadye
Caanihii ma dhaysaysay
Mise waad dhanaanaysay
Qalinkaa wax suureeya 1121221
Kugu sima halkaad doonto 11111221
Saaxiib kalfuran weeye 2211121
Sunto fara ku hayntiisa 11111221
Weligaa ha sii daynin 1121221
Geyigeennu waa negiye
Goob khayr leh oo wacane
Kama guurayoo hooyo
Guullaa na dhigayoo tan
Geyigeena oo idilna
Guudkiisan bay nololi
Gogosheenu dee heedhe
Guudkiisa taallaaye
Godka Sabaalaha
TR
Meeriska sabaalaha
Tusmooyinka jaanta
1
Hiddiidiiyooy hiddiiyo
Maxaan walbahaar la toosay
Miyaan kugu goohay gcalo
Anigu qaranimo ma diido
Aniga bahal iguma kio’e
1
1
1
1
1
2
3
4
5
222
1 2 1
2112 1 2 1
2112
1 11 1
111111 1 2 1
111111 1 11 1
Habdhaca mullaaxda : Hobeeyahobeeyhobeeya
Dhererka : 10 shaqal
Jaanta : 1 2 2 2 1 21
Kumaa dilayoo dagaalay
Kumaa duur kulul ku jeexay
Ninkii dilay ee dagaalay
Ninkii duur kulul ku jeexay
Dagaalbaa naga dhexeeya
12112121
12211121
122112121
12211121
12211121
Biloowa boloow biloowa
Biloow beerkiyo caloosha
Cadkii laga beerayoowa
Basraaya basraay basraaya
Basraay sarartiyo boggayga
Badhkii laga soo jaraaya
Adduun waa budh isku dhiibe
Barbaartana laylintooda
Waxaa laysugu bahaystay
Xilbaa lagu beegayaaye
Buugaagtiyo qalinka qaata
Dhallaan baa kugu gedaaman
Giaarrada dhaxanta jiifa
Garaadkaagaa u hiila
Qabyaa kugu gaaf wareegsan
Xilbaa guudkaaga saran
Ka wayn goosoo dhaqaaji
12112121
1222121
1222121
Hadduu geyigeennu joogo
Goob khayrloo negi ku taagan
Rabbaa taa nagu galladaye
dadkuna kama guurayaane
Allaa gogosheenna saaray
Dushiyo gibilkiisan ffican
Godka geeraarka
TR
Meeriska geeraarka
1
3
Geeraar waa igu ceeg {oo}10+2 22 2 11 2
21 2 11 2
Reerku ciidansadaa {yoo} 9+2
Xaluu tiir ku xidhnaay {oo} 9+2 12 2 11 2
4
Culimaa ajar roon {e} 8+1
2
Tusmooyinka jaanta
11
2
11
2
{ 2}
{ 2}
{ 1}
Habdhaca mullaaxda : Hoobaleey hobaleeya
Dhererka : 8/9/10/11 shaqal
Jaanta : 2 2 1 2 2 1
Rag sebaan ka sebaan baan
Samaanta u badiyaa
Hadduu saakimi waayana
Salli baan u dhigaayoo
Iska seexo idhaa
Hadduu saakimi waayana
Caanihii hasha suubaan
Saddex goog u lisaayoo
Ku sarriigo idhaa
Hadduu saakimi waayana
Saatihii cadameed baan
Subagga ugu badshaa
1121122
121112
12211211
112112
112112
12211211
2121122
1121122
112112
12211211
2121122
1111112
Calankaanu sugaynee
Sahankiisa ahaynow
Seermawaydo hillaacdayoo
Siigadii naga maydhiyo
Sagal maanta darroorayoo
Siigadii naga maydhayoow
Sarreeyoow ma nus qaamow
Aan siduu yahay eegnee
Kaana siib kanna saar
Nin habeenno casheeyay
Cadar aan hadh lahayn iyo
Ceeryaamaa isugu toostoo
Inuu caafiyaddiisa
Cabbaar meel la fadhiisto 1221121
Caqligaanay gelayne
1121121
Kala cawdu billaystoo
112112
Waar toloow colka jooja
2121121
Geyigeennu haduu yay
Baro khayr lagu gaadhay
Gallad weeye ilaaahoo
Abidkeen kama guurro
Gogosheenuna maandhe
Gibishiisa ha taallo
Godka Heellada
TR
meeriska jiiftada
Tusmooyinka habdhaca
1
2
3
Hiddiidiiyooy hiddii dii
Aan qaado qasiidadeedii
Hadduu ballankii dhab kaa yaha
Anigu hirwo haabigeed ma
hayee
Wanaha kalgacaylka kala
wadhay
(1)
(1 )
(1 )
(1)
2 2 2
2 11 2
2 11 2
11 11 2
(1 )
2
4
5
Wardheer dal wanaagsanaydaa
1
2 1 1 2 1 2 2 = 12
Horyaalka da'day haruub la dhantaay,
Hiddiyo dhaqan baad hagoogantahoo
Waxaad huwantahay hugii sharafka,
Sidaad u habaysay heensaha
11 11
1
1
1
1
1
22
22
211
211
1111
Hadoodilka muuqa higilkaaga,
Haldhaaga sidiisa hooshaarka
Hilbaha kugu yaalla heemaalka,
Hanqalkaad la kacdiyo hubkaad sidato
Hab-joogga timaa hal-qooqa leh,
Hufnaanta xishoodka aad hogatay
Hawaarta ku saaran heeraarta,
Hilqadaa boqorkiyo hariiryaha
Habuurka udgoonka soo haarka,
Sidii hayin haamo culus sida
Hubsiino dhaqaaqa hanashada,
Hormaynta hannaanka laafyaha
Hal qaadka tallaabadaad hollatay,
Lugtaad hakisaan hoggaansamay!
Dhul habatacay ciidda oo hodantay,
Dhirtoo hamashowday doog harsaday
Xareed hilo iyo harooyin degtay,
Hantidoo dhashay deyladoo horratay
Haleello maqasheeda heel ku furtay,
Horweyno ku foofay meel hadow leh
Haloosiga baarqab hoobala,
Higtiisa higgaadda dhiillada
Haadkii diday keenay hoosiis,
Hibaaq ka dhalaalay Haadaamo
Hareeri ka muuqday Heegaale,
Hoobaan ka bislaatay Hawd sare
Dayaxoo himir iyo huruud marsadoo,
Caweys ka hinqaday hoggiisii
Horseed la socdiyo hoggaanno wata,
Qorraxdoo halabtiyo hillaabta dhigtay
Daruuro ka hooray hoosteeda,
Fad iyo hogol loolli habar wacatay
Hillaac iyo heego soo curatay,
Sidii hir fog baan ku soo erhigsadoo
Indhuhu ku harraade halacdaada
Hubsiinadu way hagaagsantahee,
Hadhow iyo mooyi hawlo danbee
Horjooggaagu heello igu dhali..
Hugiyo dharku haybta waa ka badh,
Hablihii kacay qaar hawaa lumisoo
Xilkii hooyo way ka heermeen,
Hummaagay run moodayaan hodaya
Hebliyo hebla hiil ka sugimaayee,
Hankaagu ka weyn hinaasaha
Waxaad haysataa jidkii hore,
Sidaan hubo waad hal adag-tahay
Hambalyaan kugu siiyay hirashada
Hawraar murtiyeedda hadalkayga,
Waxaan hidiyaaba waa hees
Hortaada, gadaal, hareeraha,
Hibaan ku daleeyay hilinkaaga
Habeenkaagu waa mid hooda leh,
Ku hoyo nabad Heego-Muuq-Dheer.
Rabbaa geyigeenna khayr geliyoo
Galladan ku mannaystay gaarka ahoo
Inana gogosheenu guudkiisiyo
Garoo gibilkiisa loo garay
Godka gabayga
Dherer: 20 shaqal
Habdhac: 2 2 (1) 2 2 (1) 2 2 (1) 2 2 (1)
Halbeegga: Hoobaalayoow hobalayoow hobalayoow hoobe
Hoobaalayoow heedhe hoobaalayoow heedhe
Anagoo Bullaaliyo fadhina harada baasheeda
TR
Meeriska gabayga
Tusmooyinka habdhaca
1
Guuguulihiiyoow haddaad, guga 22
u ooyayso
2
Geeluba ugaasooy markuu, ayda 2 11 1 22 1 22 1 11 2
miranaayo
3
Xaajada wax badan baad
gashood, goysay keligaaye
211
4
Adiguba habeen baad fadhiday,
hooski tuulada’e
11 11 1 22
1 211
1
5
Kolka cirirku kugu geeddi
yahay, layska garan waaye
11 11 1 112 1 112 1 112
1
6
Gudgudaha na miray xalay ka
negi, geeddi reeruhuye
1111
1
22 1 11
1 112 1
1 22
22 1 112
1 112
1
1
1
1 1111 1 1111 1 1111 1
Teer iyo gobaysane anoo gaban ah, oo wiila.
Maantaan guyaal badan jiroo, guudku i caddaaday
Labadeena qolo may dhexmarin, xaajo godobeede.
Iyadana ha garan waayinee geela igu siiya.
********
Nin gu'yari garaadkii ba'yoow waa gafaa talo'e
Gadhku hadduusan marinna eebahay, gebi kasii qaadye
Waayeel guddoonsaday tashiga, waa gorgoriyaaye.
Guumaysku wuxu soo baxshaa, tii garraada lehe.
Hal gabbaday nin uun baa gartee, geela igu siiya.
********
Axmedoow nin dheeraad sitoo dhiibsan baa tahay
Tu’ kalaad u dhaaftaa markaad dhaliso tii roone
Dhallintii caleemaha lahayd waygu dheertahaye
Dhawr iyo shan dhawr iyo haddana dhawrar baa jiraye
Haddaan beegsi kala soo dhex baxay tooda meel dhigay
********
Nimankaan lo’daydii casayd laanta uga jiiday
Nimankaan dukaamada ligligan laba laba u siiyay
Een lacagta jeebka ugu shubay lohonlihii caydha
Wax la liqiyo xoolaba raggaan uga laxaad yeelay
Een lacagta jeebka ugu shubay lohonlihii caydha
Imikaabay leebkiyo warmaha ii lisanayaane
Geyigeennu waa negi hubaal gaadhna laga hayne
Goob khayr leh oo wacan dhammaan gees kastooy tahaye
Kama guurayoo ruux kastaa wuu u gallamiye
Guullaa na dhigayoo cidbaan guura odhanayne
Guudkiisan baa nolo macaan gogoshu noo taalle
Guulloow ka yeel goob nabdoon gebi ahaantiiba
Habdhaca buraanburka : Hobeeyahobeeyhobeeya
Dhererka : 18 shaqal
Jaanta : 1 2 2 2 1 2 2 1 2 1 2
Godka Buranburka
TR
Meeriska Buraanburka
Tusmooyinka jaanta
1
Calanka soomaaliyeedoow,
carshiga ka nuur
1
11 2 2 1 22
2
Cadaawe hadduu is dilo, waabu
kala durkaa
1
21 12
3
Marada labadeeda dacal, buu dab 1 11 112 1 121 21
ii qabsaday
4
Ma gamo gudcurkani dam yidhi,
waan galgalanayaa
1
11 1111 1 111 2111
5
Saddexda naga maqane
isticmaarku, kala suntaday
1
11 1111 1
1
1 11
112 1 11
BEDBEDDEL
Geyigani
Goob khayr
Gaar u hel
Guullena
Gebigeen
Guudkiis
Noo gogol
Geyigeennu haduu yay
Baro khayr lagu gaadhay
Gallad weeye ilaaahoo
Abidkeen kama guurro
Gogosheenuna maandhe
Gibishiisa ha taallo
Geyigeennu
Goob khayrle
Kama guuro
Guullaana
Gebigeenba
1 2
1
2
1 2
1121 111 1 2
maxamed joog dheere janankii magaaladoow
markuu sii jeedo gacmihiisa jeedalkaa
makuu soo jeedo wejigiisa johoradda
jalleeco libaaxle jiidhkaaga cadaw ma jaro
Rabbaa geyigeenna khayr geliyoo
Galladan ku mannaystay gaarka ahoo
Inana gogosheenu guudkiisiyo
Garoo gibilkiisa loo garaY
1 2
Guudkiisa
Gogosheenna
Gibil saaray
Geyigeennu waa
goob khayr lehoo
kama guurayoo
guullaa na dhigay
gebigeenanboo
gibishiisanay
gogosheenu taal
Negoow geyigeenna
Kollay gallad khayr leh
Rabbaa kugu gaadhay
Dadkana gogoshiisa
Ku wadhay gibishaada
Geyigeennu waa neg
Goog khayr leh oo san
Guulluhu na dhigaye
Gebigeenna oo dhan
Guudkiisan baynu
Gogosheena oo dhan
Gibishiisa taalle
Hadduu geyigeennu yahay
Goob khayrloo negi ku sugan
Rabbaa taa nagu galladay
Annana kama guuraynee
Allaa gogosheenna dhigay
Dushiyo gibilkiisan bilan
Geyigeennu waa negiye
Goob khayr leh oo wacane
Kama guurayoo hooyo
Guullaa na dhigayoo tan
Geyigeena oo idilna
Guudkiisan bay nololi
Gogosheenu dee heedhe
Guudkiisa taallaaye
Geyigeennu waa negi
Goob khayr leh oo wacan
Kama guurayee hooy
Guullaa na dhigayooo
Guudkiisan bay nolo
Gogoshiisu ii taal
Geyigeennu haduu yay
Baro khayr lagu gaadhay
Gallad weeye ilaaahoo
Abidkeen kama guurro
Gogosheenuna maandhe
Gibishiisa ha taallo
Hadduu geyigeennu joogo
Goob khayrloo negi ku taagan
Rabbaa taa nagu galladaye
dadkuna kama guurayaane
Allaa gogosheenna saaray
Dushiyo gibilkiisan ffican
Geyigeennu waa negi hubaal gaadhna laga hayne
Goob khayr leh oo wacan dhammaan gees kastooy tahaye
Kama guurayoo ruux kastaa wuu u gallamiye
Guullaa na dhigayoo cidbaan guura odhanayne
Guudkiisan baa nolo macaan gogoshu noo taalle
Guulloow ka yeel goob nabdoon gebi ahaantiiba
Download