Uploaded by Fartun

tartan suugaan ‘’

advertisement
Tr: 22 october 2023
Ogaysiis ogaysiis
Dhamaan aradayda dhigata jamacada Muqdisho waxaa la ogaysiinayaa in
Xafiiska Sports_ka iyo dhaqanka ee Midawga ardayda jamacada
Muqdisho(UMUS) uu qaban doono Tartanka Hal-abuurka suugaanta.
Hadaba tartamuhu wuxuu janis u helayaa in uu isa soo diwaan galiyo
22-30 october 2023.
Waxaa lagu tartamayaa suugaanta afka sooomaliga qaybaheda kala duwan sida
Tixda iyo Tiraabta.
Noocyada Tixda
Gabay
Guuroow
Geeraar
Saar
Jiifto
Shirib
Buraanbur
Hees dhaqameed
IWM
Noocyada Tiraabta
Maahmaahyada
Halxidhaalaha
Sheekooyinka
Googaalaysiga
IWM
Shuruudaha laga rabo tartamaha
1: inuu yahay qof wax ka Barta jamacada Muqdisho
2: inuu la yimaado tartamuhu suugaan uu curiyay oo usan meel kale kaso kaso
xigan
3: inay suugaantu tahay afka soomaaliga
4: inay suugaantu tahay labada lahjadood ee Maayga iyo maxaa tiriga midkood
Hadaba qof walba oo doonaya inuu ka qayb qaato tartanka waxa uu iska soo
diiwangalin karaa
Telephone: 0617241850 / 0615719082u
F.G. isdiiwaan galintu waxay ku egtahay 30-oct-2023
Mahadsandiin
Madaxa Xafiiska Dhaqanka Iyo Sportska
j
______________________
Download