Uploaded by Fahiima Xuseen

MyDiary 20230604 1685890895463

advertisement
04 Jun. 2023
JADWALKA BUUGA AWOODDA CAQLIGA
DAHSOON
Buuggani waxa uu ka koobanyahay 47 bog (pages)
balse saddexda bog ee u horeysa waa un iska hordhac
sidaa awgeed waxa uu buuggani inta muhiimka ah ee la
aqrinayo ka kooban yahay 44 bog(pages)
5/june/ 2023: 6 bog (pages) ayaa la aqrin
maadaama saddexda u horeysa ay tahay maalaa yacni
6/june/2023: 3 bog(pages)
7/june/2023: 3 bog(pages)
8/june/2023: 3 bog(pages)
9/june/2023: 3 bog(pages)
Powered by MyDiary
10/june/2023: 3 bog(pages)
11/june/2023: 3 bog(pages)
12/june/2023: 3 bog (pages)
13/june/2023: 3 bog(pages)
14/june/2023: 3 bog(pages)
15/june/2023: 3 bog(pages)
16/june/2023: 3 bog(pages)
17/june/2023: 3 bog(pages)
18/june/2023: 3 bog(pages)
19/june/2023: 2 bog(pages)
Note (xususnoow)
Waxaan qoondeeyay inaan 3 bog aqrino maalinkii
balse waxaa dhici karta in saddexda bog bogga
udambeeya marka aad mareyso uu ku dhammaado
qabyo yacni qeyb warbixintii kamid ay raacdo page
Powered by MyDiary
ama bogga kale een ku jirin saddexda bog ee la
qoondeeyay sidaa awgeed waxaad sameyneysaa sii wad
aqriska ilaa aad joogsi ugu horeeyo ka gaarto xittaa
haddii uu kula galo page ka dheeri ah saddexda page
ama bog ee la qoondeeyay. Muhiimaddu waa in waxa
aad aqrinayso isku xirnaadaan waxaan rajeynaa inaad
fahantaan oo aad kawada qeyb qaadataan
dhammaantiin.
Powered by MyDiary
Download