Uploaded by mustafe.omer00

Tartanka-hal-ee-jaamcadaha-somaliland-final-2

advertisement
Tartanka hal-abuurka ganacsi ee Jaamacadaha dalka
1. Waxaa ka qayb galaaya ardayda dhigata sanadka ugu dambeeye ama dhamaystay
sanadkii hore ee Jaamacadaha dalka
2. Jaamacad kastaa waxa ay soo dirsanaysaa laba mashruuc oo ay ku soo xuleen
Criteria da la socota warqadan,Waxaana mashruuc kasta wada yeelanaaya laba qof
3. Waxaa la socda qoraalkan business plan ardaygii rabaa kaas ayuu raaci karaa
4. Labada Mashruuc ee ugu sareeya ayaa helaaya abaab gudka, waxaanu helayaa lacag
dhan sideed kun kaalinta koowaad iyo shan kun oo ah kaalinta labaad
5. Waxa Jaamacad kastaa ku soo gudbinaysaa ardayda uga qayb galaaya tartanka ugu
damayn bisha February 28 ee 2022
6. Waxaa tartanka si joogto ah looga daawanayaa TVyada Dalka
7. Waxaa kala saaraaya tartamayaasha ay Jaamacaadku soo xulaan afar qof oo aqoon
dheer u leh mashaariicda ganacsi oo dhexdhexaad ah
8. Waxaa barnaamijku TV-GA ka soconayaa labaatan xalqadood oo xidhidh ah
9. Waxaa tarntankani si joogta ah uga soconayaa TVyada dalka bisha rabadaan oo
dhan
10. Barnamijkan waxaa maalgeliyay Premier Bank
Download